Maxkamad 66 jir Soomaali ah ku heshay inuu si arxan daro ah u dilay xaaskiisa

Maxkamada woqooyiga magaalada London, ayaa danbi ah inuu xaaskiisii dilay ku heshay Xuseen Cigaal oo ah 66 sano jir Soomaali ah. Falkan ayaa bishii April ee sanadkii hore ka dhacay xaafada Edmonton ee woqooyiga magaalada London. Maryan Ismaaciil oo 57 sano jir aheyd ayaa ayaa ka shaqeyn jirtay iskuul ku yaalla xaafada lagu dilay, halka … Continue reading Maxkamad 66 jir Soomaali ah ku heshay inuu si arxan daro ah u dilay xaaskiisa